Hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud oo shaaciyay in uu tanaasulay (Daawo)

Hogaamiyaha Kooxda Ahlu Sunna Macalin Maxamuud ayaa goordhaw Warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb saacado un kadib markii ay isku dhiibeen ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya. Macalin Maxamuud ayaa sheegay in Urur ahaan go’aansadeen in ay u tanaasulaan umada Soomaaliyeed si aysan dhibaato badan u dhicin, waxa uuna cadeeyay in ay go’aansadeen in aysan qeyb ka noqon … Continue reading Hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud oo shaaciyay in uu tanaasulay (Daawo)